Hakaan waa wabiga shabelee ee dhaxmara magaalada beledweye waxaana biyaha wabiag shabeele isticmala dad kala duwan kuwaa oo ayihiin qaarkoookood xoola dhaqato iyo dadka ku nool hareeraha wabiga shabeele.
Dadka ku nool deegaanada uu ka arimiyo maamulka goboleedka hirshabeele ee uu maro wabiga shababeele ayaa u adeegsada waraabka wax soo saarka beerahooda.
Degaana badan oo hareeraha wabiga shabeele dadka ku nool ayaa biyaha waxaa ay isticmaalaan qaarkood wabiga shabeele iyadoo ceel biyoodyadayada inta badan aysan ku badneen.
Degaanno badan oo hoos yimaado gobaha uu ka arimiyo maamul gobololeedka hirshabeele xiliyada qaar waxaa ka dhasha fatahaado uu sameeyo wabiga shabeele waxaana ka kaabararakaca dad kala duwan badan halaka beeraley badan ay wax soo saarkooda ku baaba .aan fatahahaado marka wabiga shabeleuusameeyo.
Madaxa arimaha bulshada maamulka gobolka hiiraan sheik xuseen cismaan cali ayaan wax kaa weydiiyayay sida ay ugu hotagagayaan fatahaad uu sameeyo wabiga shabeele maadaama xili roobaadka marka lagaaro inta badan wabiga shabeelo uu biyo badan keenoay dhibato badan ay la kulmaan.
Degmooyin badan oo hoos yimaada gobolada hiiraaan iyo shabeelaha dhexe uu ka arimiyo ayaa hada u diyaar garoobaya in ay ka soo saaraartaan beerahooda waxyaabo kala duwan.
Dadka qaar ayaa ku doodayaa in ay wanaagsanaan laheed in inta aan lagaarin xili roobaadka ka hor lasmeeyo meelaha uu ka fataho wabiga shabeele sheikh xuseeen cismaan cali ayaa waxaa uu sheegay in ay jiraan arimo kala duwan ayna u baahanaaahay dhaqaale badan ayna dowlad aala kaasahan doonaa,
Dad ku nool gobolada ayaa ka ka faa’ideysta biyaha wabiga shabeeleiyaga oo u adeegsada waraabka wax soo saarka beerahooda beerahooda halka xoola dhaqatadabaan ay ku noolyihiin hareeraha wabiga shabelee iayadoo ceel biyoodyada qaarkood ay biyo yareeyeen.
Mas.uuliyiin ka tirsan maamuka hirshabeele ayaa dhankooda waxaa ay balan qaadeen in shacaabka ku noool goobolaha ay maaamulaan wax badan u qaban doonaan waxyaaabo badan si ay u yaradaan watahaaada uu sameeyo wabiga shabeele iyadoo deegaanada maamul goboledka uu ka taliyo ay ka socdaan dadaalo wax loogu qabanayo fatahaadaha uu sameeyo wabiga shabeele .
Wagiga shabeele ee dhaxmara deegaanada maamul goboleddka hirshabeele ayaa ayaa ka yimaado dhanka dalka itoobiya . iyadoo magaalada beledweyn ee xarunta gobolka hiiraan ay u muuqatao jasiirad oo kale tas oo xili roobaadka. Taas oo xili roobaadka uu sameyo fatahaad wabiga shabeele.
Inkastoo mas.uuliyin kala duwan oo ka tirsan maamulka goboleddka hirshabeele ay wadaan dadaalo wax laagu qabanayo dadka ayaa hadane ayaaa hadane waxaa jiro cabashooyin badan oo ku aadan qaabka wax loo qabayanayo,iyadoo mararka qaar la sheego cadaaalad lagu sameeyo bulshada sh xuseun cismaan cali oo an wax kaweydii ayaa waxaa uu sheeagy in jiran matooro badan.
Sameeynta biyo la.anta ayaa bilihii ugu danbeeyaay laga dareemay deegaana badan oo hoos yimadaa maamul goboledka hirshabeleemeela uu ka araimiyo.
W/D: Bashiir cabdulahi cismaan
Beledweyne,soomaaliya