Dhageyso:Gudiga Gurmadka Abaaraha KG Oo Bilaawey Wajigii Labaad

0
230

Kulankaan Maanta Ay Yesheen Gudiga Gurmadka Abaaraha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Iyo Kusimaha Madaxweynaha KG Mudane Maxamed Xasan Fiqhi Ayaa Waxaa Looga Hadley Sidii Loo Bilaawi Lahaa Wajid Labaad Ee gurmadka Loo Sameynaayo Dadka Abaarta Samesay Ee Ku Nool  Degmooyinka Koonfur Galbeed.

Kulanka Oo Sacado Badan Qaatey Oo Saxaafada Dibada Ay Kajoogtey Ayaa Markuu Soo Idlaadey Kulanka Waxaa Lahadley Gudoomiyaha Gudiga Gurmadka Abaaraha Kg Madoowe Nuunow Maxamed Waxaa uu Kawarbixiyey Kulanka Ay Laqateen Kusimaha Madaxweynha KG Iyo Wax Yaabaha Lagu Gu’aamiyey.

Maxamed Xasan fiqhi Kusimaha M/weynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Somaliya Ayaa Waxaa Uu Gudiga Gurmadka Kg Uu Ku Amarey In Maanta Ay Bilawaan Gurmadka Loo Samenaayo Dadka ku Nool Degaanada Kg Oo Abaarta Samasay.

Kusimaha Madaxweynaha Kg Maxamed Xasan Fiqhi Iyo Gudiga Gurmadka Abaaraha Dowlad Goboleedka Kg Ayaa Waxey  Baaq Udireen Dowlada FS Iyo Hay’adaha Deeq Bixiyaasha Ah Ney Sii Wadaan Dadaalka Loogu Jiro Sidii Wax Loogu Qaban Lahaa Dadka Ku Dhibaateysan Degaanada Kg oo Ay Sameyeen Shudurka Shuban Biyoodka Iyo Abaarta Kajirta Guud Ahaan Dalka Somaliya.