Daawo:Boqolaal Ruux Oo Maanta Ku Tukatay Salaada Roobdoon Ah Magaalada Baydhabo

0
204

Baydhabo(INO)- Boqalal Dadweyne  ah oo Ku Sugan Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay  ayaa Maanta Waxa ay salaad Roboodoon ah Ay Ku Tukadeen  Duleedka Magalada Baydhabo

Tukushada Salada Robodoonka waxa Ka soo Qeeb Galey Ku simaha Madaxweynah Koonfur Galbeed Maxamed Xasan Fiqi  iyo Gudoomiyah Barlamanka C/qaadir Shariif Sheekhuna Maye Wasiiro , Xildhibaano iyo Culaamaa ‘idiinka Magaalaada Baydhabo Iyo Qeebaha Kala Duwan Ee Bulshada Rayidka ah Ee Ku Nool Magalada Baydhabo Eec Xarunta Gobolka Bay .

Markii la Tukadey Salaada Roobdoonka Ka  Dib Waxa Warbaahinta La Hadley,Gudoomiyah Barlamanka KGS C/qaadir Sheekhuna Maye Iyo Godoomiyaha Maxakada sare Ee KGS  Axmed Cabdulahi Xuseen , isla markaana waxa ay Ka hadleen Faa’idada ay Leedahay  tukushada Salaada Roobdoonka.

Sidoo Kale waxa Goobta Ka Hadley Ku simaha Madaxweynah Koonfur Galbeed Somalia Ahna Wasiirka Beeraha Iyo waraabka Maxamed Xasan Fiqi Waxaa Uu ka Hadley In ay Tixigiliyeen Baaqii  ay Soo Jeedisey Dowlada fedaralka Soomasliya .

Ugu dambeyntii, Salsadu Rodoonkan ayaa waxaa Ku soo Adeyaa Xili ay Macaluul Daran aya ka Jirto Gobolada Dalka Soomaaliya  isla markaana Deegnada Koonfur Galbeed Somalia ay ka Ka Mid yihiin Melaha Abaartu sida Daran ay U saameysey iyagoona Dadka ay U dhimaneyaan Gaajo Haraad Iyo Cudurka Shuban Biyoodka.

Halkan Ka DAAWO VIDEO

Wariye Faysal Dhaayow Xuseen, Baydhabo