Dhageyso: Ciidamada KGS Oo La Wareegey Degaanada Adeegow, Sarmaan Dheere, Mintaana iyo Ceel-dhooble

0
222

Baydhabo(INO)- Ciidamada Booliska Gaarka Ah Ee Koonfur Galbeed Somalia Oo fariisan  ku leh Deeganka Goof Gaduud Buurey Ee Gobolka Bay  ayaa waxay Maleeshiyada Al Shabab  kula wareegeen Deegano Hoos Yimda Deegnakaasi Oo  ay U Jiraan 40 KM.

Ciidamda Koonfur Galbeed ayaa la wareegey Degaanada  Ceel dhuun Adeegow, Sarmaan Dheere, Mintaana iyo Ceel-dhooble oo dhamaan ka tirsan Gobolka Bay.

Taliyaha  saldhiga  Booliska Deeganka GoofGaduud Buurey   Maxamed Abuukar Mursal ayaa waxaa Uu Ka warmey Deegnada ay  al Shabab  ay kula wareegeen .

Ugu dambeyntii Hadalkan Taliyaha ayaa waxaa Uu Ku soo aadeyaa Xili Madaxweynaha  Koonfur Galbeed Somalia Amrey In sida Ugu Dhaqsiyaha Badan loo Furo wadooyinka ay Godoomiyeen Maleeshiyada Al Shabab Oo dagaal adag kula jirto Ciidamada Dowlada Iyo AMISOM.

Halkan Ka Dhageyso

Faysal Dhaayow Xuseen