Dhageyso: 17 Qof Oo Cudurka Shuban Biyood Ugu Geeriyoodeen Degmada Qansaxdheere

0
227
Qansaxdheere(INO)- Degmada Qansaxdhere Ee Gobolka Bay  Ayaa Waxa Ka Jira xaalad  Macaluul  oo aad udaran waxana Shacabka degmada Qasax Dheere Dabarjar Hoogan Uu Ku Hayaa Cudurka Shubun Biyoodka Oo in ka badan 30 qof ay Ugu Geeriyoodeen Degmada Qaar kelena ay La ildaran yihiin.
Yaasiin Maxamed Axmed waa  Xisaabiyaha  Ciidmada Booliska gaarka Koonfur Galbeed Ee Degmada Qansaxdhere ayaa  Idale News Online u sheegey khatar Cudurka Shubun Biyoodka Meesha uu marayo.
Yaasiin Mahamed Oo hadalkiisa Sii wata ayaa waxa Dowlada Ugu Baaqey Inay  soo  Cawiyaan Dadka ay Mas’uulka ay uyihiin Oo Ku nool xalad Adag.
Halkan Ka Dhageyso
Wariye Feysal Dhayow Xuseen