SAWIRO: 16 Ruux Oo Xudur Ugu Geeriyootey Shuban Biyood iyo Wefdi Caalami Ah Oo Gaarey Degmadaas

0
210

Xudur(INO)- 48 sac gudohood 16 ruux ayaa ku dhintay gudaha magaalada Xuddur Ee Xarunta Gobolka Bakool Shuban Biyoodkii ka dilacay magaalada in kabadan 70 ruuxna wuu soo ritay.

Dhinackale wafdi ka socday Hay’adaha Caalamiga ah ee Qaramada Midoobay ayaa maanta Booqasho ku yimida Magaalada Xuddur ee Gobolka Bakool Kuwaasoo u kuur galey xaaladaha Bini’aadanimo ee ka taagan Magaaladaas.

Maxamed Xasan C/raxmaan
Idale News Online, Xudur