Xogta Dahsoon: Baro amiiraddii carbeed ee jacayl dartii diinta Islaamka uga baxday- VIDEO

0
269

Muqdisho(INO)- Amiiradii Carbeed ee isku dayay inay diinta ugu baxaan jaceyl dartii ayaa waxaa ka mid ah Suldaanadii Cummaan iyo Sinsibaar, Saalima Bintu Saciid Ibnu Suldaan, waana dhashii suldaanadii boorsa Saciid ee xukumeysay dhamaadkii qarnigii 19-aad ilaa 20-aad.

Suldaanadaan ayaa jaceyl daran u qaatay ganacsate Jamal ah, iyadoo isku dayday in ay qaab qarsoodi ah ugala baxdo dalka oo horay uu usii qaado jaceylkeeda, laakiin isku daygaasi oo fashilmay waxay mar kale heshay in ay reeraheeda uga baxsado waxayna heshay markab ay u raacday Yeman, halkaasi oo fursadeedii ay ku heshay jaceylkeedii, howshaasina waxaa maamushay kaniisaddii Ingiriiska ee Caddan ku tiilay, kadibna waxay ula socdaashay magaalada Hanburg ee dalka Jarmalka oo nalol cusub ay ka bilowday.

 Halkan Ka Daawo VIDEO