Sawiro: Qaabkii Xoghayaha Guud Ee QM Looga Soo Dhaweeyey Baydhabo

0
227

Baydhabo(INO)- Xoghayaha Guud Qaramada Midoobey Antonio Gutteres Ayaa maanta Booqasho horey loo Shaacin ku Yimid magaalooyinka Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay iyo Muqdisho waxa uu kulamo La qaatey Madaxweynaha Dalka Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Koonfur Galbed shariif Xasan sh Aadan si Wax loogu Qabto 5milyan soomaali ah Oo xilagan Sameeyeen Abaaraha Dalka ka Jira.

Halkan Ka Daawo Sawiro

Maxamed C/casiis Salaad
Idale News Online, Baydhabo