Daawo: Gaari walxaha qarxa siday iyo darawalkiisa oo lagu qabtay Gaalkacyo

0
190

Galkacyo(INO)- Waxaa magaalada Galkacyo lagu qabtay gaari xamuul ah oo siday walxo qarxa iyo darawalkii waday, waxaana mar la wareystay uu ka warramay halka uu u waday iyo cidda soo dirtay ee qaraxyada usoo dhiibtay.