Xudur(INO)- Waxaa sii kordhaya saameynta ka dhalanaysa abaaraha ka jira deegaano katirsan gobolka Bokool Ee Koonfur Galbeed, iyadoona Gudiga Gurmudka Abaaraha Ee Gobolkaas ay ku degaano hoostaga Degmada Xudur Biyo dhaamin.
Halkan Ka Dhageyso
Wariye Maxamed Xasan C/raxmaan
Idale News Online, Xudur