Dhageyso: Barakacyaal Badan Oo Ku Dhibaateysan Magaalada Baydhabo

0
197

Baydhabo(INO)- Iyadoo ay abaaro daran ay Ka jirto Degaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxa isa soo tareyso Qaylo dhaam ka soo yeereysa Danyar badan oo ku dhaqan Magaalada Baydhabo.

Xalaada Barakaciyaaha ayaa hada ay mareysaa Meeshii ugu darneyd iyagoona ay la’ yihiin wax ay cunaan am ay caban waxana ay ku dhibaateysan yhiin Kaamamka Magalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay.

Halkan Ka Dhageyso

Wariye Feysal Dhayow Xuseen