Washington(INO)- Saraakil sar-sare oo Maraykank ah ayaa sheegay in Wasaarada difaaca Maraykana ay doonayso inay balaadhisho awoodda military ee dagaalka ay kula jirto kooxda al-Shabaab ee Soomaaliya, iyadoo dhici karta in ciidamo Maraykan ah halkaasi loo diro. si ay kooxdaasi dagaal u la galaan.
Wakaaladda wararka ee AP ayaa warbixin ku aadan arrintaasi baahisay, waxaana ay sheegtay in baarlamaanka loo diray codsi ku aadan in la ballaariyo howlgalka Mareykanka ee gudaha Soomaaliya.
DHAGEYSO WARBIXINTA OO FAAH-FAAHSAN: