DEG DEG: Dagaal Culus oo ka qarxay Magaalada Marka

0
230

Marka INO)—Dagaalkan oo ah mid xoogan, una dhaxeeya labo maleeshiyo beeleed ayaa waxuu ka socdaa Xaafado ka tirsan Degmada Marka ee Xarunta Gobolka Sh.Hoose.

Ugu yaraan hal ruux ayaa ku dhintay, tiro kalena dhaawac ayaa soo gaaray kadib markii Dagaal saacado qaatay uu halkaasi labo maleeshiyo beeleed uu ku dhexmaray.

Dagaalkan ayaa xoogiisa waxuu ka dhacay Xaafada Buulo-Jaan ee Magaalada Marka, waxaana laga cabsi qabanaa in uu khasaaraha shacabka uu kordho.

Ilaa iyo hada majirto cid ku baxday Dagaalkan ka qarxay Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Sh.Hoose.

Kala soco Idale News Online  hadii Alla Idm