Dhageyso: Shariif Xasan Oo Markii Ugu Horeeysay Qirey In Uu La Safnaa Xubno U Tartamayey Doorashadii Aqalka Hoose Ee KGS

0
188
Baydhabo(INO)- Shariif Xasan Sheekh Aaden Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay sheegey in Xubno Siyaasiyiin ah oo waayey Aqalka Hoose ee BFS ay diidan yihiin weli la sheegeynta Dowladiisa isagoona Hoosta ka Xariiqay in qaar ka mid ah ragii galey doorashadii Aqalka Hoose ee awal ka dhalatey Xiisada Taagan uu taagyeersanaa.

Halkan Ka Dhageyso

Idale News Online, Baydhabo