Daawo: Shariif Xasan Oo Xariga Ka Jarey Xarun Loo Dhisay Wasaarada Dib U Dajinta KGS

0
200

Baydhabo(INO)- Waxa Maanta Xariga Laga Jarey Xarun Hay’ada Qaramada Midoobey Ee u Qaalbilsan  Arimaha Qaxootiga Ee UNCHR ay u dhistey Wasaarada Dib u dajinta iyo Arimaha Jaaliyadaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Oo Dhawaanahan lagu howlanaa Dhismaheeda.

Daah Furka Xaruntan Cusub ee ay ku shaqeyn doonto Wasaarada Dib u dajinta iyo Arimaha Jaaliyadaha Koonfur Galbeed Soomaaliya waxa ka soo qiib galey Wasiiro ka tirsan KGS, Maamulka Gobolka Bakool, Xubno ka Socodey Hay’ada UNCHR, Isla markaana waxa Xariga ka jarey Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh.

Halkan Ka Daawo Sawiro