Daynuunaay(INO)- Deeganka Daynuunay Ee Gobolka Bay ayaa waxaa Dilaacey Cudurka Shibin Biyoodka waxana Halkaasi laga soo sheegeyaa in dad Afartameeyo ah ay ugu geeriyoodeen.
Gudoomiyaha Degaankaas Zakariya Cali Yarrow ayaa ka Hadley Dhibaatada Cudurka shuban Biyoodka Uu ku Hayo Dadka deegankaasi oo dad Badan ay u dhinteen qaar kalena ay Hada ay lacil darnyihiin .
Halkan Ka Dhageyso
Wariye Feysal Dhayow Xuseen