Daawo: C/raxman Ciro ”Farmaajo Waa Ninkii Shacabka Soomaaliyeed Doonayeen “

0
223
Hargeysa(INO)- Musharaxa madaxweyne ee xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro ayaa ka hadley madaxweynaha cusub ee Somaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo .
C/raxman Ciro waxaa uu sheegay in uu hanbalyo u diraayo madaxweynaha cusub ee Somaliya oo uu ku sifeeyey in uu yahay shaqasi shacabiga dalka Somaliya ay rabeen in uu yahay.