Ugaaska Beesha Xawaadle oo la dardaarmay madaxweynaha cusub ee Somalia -VIDEO

0
187

Baledweyne(INO) – Ugaas Xassan Ugaas Khaliif oo ka mid ah duubabka dhaqanka Soomaaliyeed ayaa goor dhaw shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Beledweyne ka hadlay doorashada madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Max’ed Cabdullaahi Farmaajo.

Ugaas Xassan ayaa dhinaca kale dardaaran kooban u jeediyay madaxweynaha cusub, isaga oo Alle uga baryay in uu u fududeeyo howlaha culus ee hor yeela

Hadaba hoose ka dawo shirka jaraa’id ee Ugaas Xassan :

Bulshada ku dhaqan magaalada Beledweyne ayaa si lamid ah deegaannada kale ee Soomaaliya waxaa ay dibadbax ku soo dhaweeyeen doorashada madaxweyne Farmaajo oo ay ku amaaneen wax qabadkii uu muujiyay mudadii uu ra’iisal wasaaraha ka ahaa dalka.