UPDATE+ Dhageyso: Bulshada Baydhabo Oo Soo Dhaweeysay Doorashada Madaxweynaha Somalia

0
171
Baydhabo(INO)-Iyadoo Magalada Moqdisho ay Ka Socoto doorashada Madaxweynaha Dalka Somliya Ee 4 sano soosocta uu Hogaamin doono dalka Ayaa Bulshada Ku nool Magalada Baydhabo Ee xarunta Gobolka Bay ay soo Dhaweeyeen Doorashada iyagoona ay Alle ka bariyeen  In uu ka soo Baxo  Hogaan Wanaagsan.
Waa kuwan Qaar ka mid ah Oo Idale News Online Mekoroofoonka La dhaha martey.

 

Faysal dhaayow

Idale News Online/Office, Baydhabo