Daawo:Xildhibaano iyo wadihii diyaarada oo muran xoogan kudhex maray hawada sare ee Cadaado

0
197

Cadaado(INO)- Shabakada Idale News Online ayaa heshay muqaal ah xiligii xildhibaanada maamulka galmudug laga soo celinaayay hawada sare ee magaaladaas kadib markii amar lagu siiyay diyaarada in ay kadegi karin garoonka cadaado.

Xildhibaano oo hogaaminaayay gudoomiye kuxigeenka kowaad ee maamulkaas aya aloo diiday in magaaladaas kadagaan ayadoo diyaarada waday amar oga imaaday muqdisho laguna siiyay in ay kadegi karin inkastoo xildhibaanada iyo wadihii diyaaradaas ay muran xoogan kudhex martay hawada sare.