TOOS: Khudbada Musharaxiin Madaxweyne Ee Somalia

0
238

Muqdisho(INO)- Xarunta Golaha shacabka waxaa ku sugan 8-da Musharax ee maanta loo qorsheeyay in ay jeediyaan khudbadaha, iyadoo Musharax walba uu khudbadiisa ku jeedinaya waqti ku siman 30-daqiiqo.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) iyo ku xigeenadiis ayaa ku sugan xarunta ay socoto khudbad jeedinta, si ay ula socdaan Musharaxiinta iyo hadal jeedintooda.