Dhageyso: Malaaq Ibrahim Leysaamow Oo Xildhibaanada BKGS Ugu Baaqay In Si Adag Ula Xisaabtamaan Shariif Xasan

0
180

Baydhabo(INO)- Malaaq Ibrahim Leysaamow Oo ka mid ah Gollaha Odayaasha Dhaqanka Ee Degaanada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaoya ayaa  Ugu Baaqay  Xildhibaanada Baarlamanka Koonfur Galbeed Soomaaliya Inay si Adag Ula Xisaabtamaan  Madaxweyanaha Dowlada Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aaden iyo Hay’adaha Dowlada.

Halkan Ka Dhageyso

Idale News Online, Muqdisho