Dhageyso: Sheekh Shaacir Oo Mar Kale Ku Guuleystey Kursiga Beesha Macalin Weyne Ee Aqalka Hoose

0
303

Baydhabo(INO)- Kursigan ayaa ka mid ahaa kuraastii horay uu looguguulaysta yee Gudiga Xalinta Khilaafaadka DFS ay dib ugu sooceliyeen Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Sheekh Shaacir oo helay 34 cod, waxaa uu ka adkaaday Mukhtaar Xasan yarow oo 16 cod helay iyo Xaliimo Maxamed Cabdi oo cod la’aan goobta ka tagtay.

Kursigan ayaa ka mid ahaa 5 kursi oo ay celiyeen guddiga khilaafaadka, arrinta  cusub waxaa ay tahay in kuraastii la celiyay ay dhammaan guuleysteen dadkii horey ugu guuleystay.

Idale News Online, Baydhabo