Baydhabo(INO) – Beesha Geelidle oo Ka mid ah Beelaha Koonfur Galbed Soomaaliya ayaa ka tacsiyadeysay geerida Malaaqyadii lagu diley Hotel dayax Ee Magaalada Muqdisho Sidoo kale Kullanku waxay taagyeero ugu muujisay Shariif Xasan oo ku kacsan Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka KGS iyo Siyaasiyiin diidan sida uu wax u wado.
Halkan Ka Daawo VIDEO
Abshir Mandella, Baydhabo