Dhageyso: Col. Mahad C/raxmaan ” Dad Qash Qashaad Ka Kicin Rabo Baydhabo Ayaa Nugu Soo Wajahan Waa In Laga Hortagaa”

0
199

Baydhabo(INO)- Taliyaha Ciidanka Booliska Gobolka Bay Col. Mahad C/raxmaan Ayaa Sheegey in Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay ay ku soo wajahan yihiin dad uu ku sheegey inay qash qashaad ku sameyn rabaan Amaanka Guud Ee  Magaalada Baydhabo, kuwaasoo sida muuqato uu ula Jeedo Mudanayaal ka tirsan Baarlamanka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo doonaya inay xilka ka tuuraan Madaxweyanaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh oo lagu eedayey xil gudusho la’aan.

Taliyaha Ciidanka Booliska Gobolka Bay Col. Mahad C/raxmaan ayaa sidoo kale ku baaqay in laga hortago dadkaas waa sida hadalka u dhigay e.

Halkan Ka Dhageyso

Idale News Online, Baydhabo