Dhageyso: Kullan Looga Hadlaayey Abaaraha Laguna Taagyeeraayo Siyaasada Shariif Xasan Oo Baydhabo Lagu Qabtey

0
223

Baydhabo(INO)– Kullan Ay soo abaabuleen odayaal dhaqmeedyo, Dhalanyaro iyo ganacsato oo Looga Hadlaayey Abaaraha  Ka jira Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo Sidii loo caawin lahaa Dadka ku jira Kaamamka Baydhabo isla markaana dhinac kale Lagana Taagyeerayey Siyaasada Shariif Xasan  Sheekh Ee La dhaliiley ayaa maanta Lagu Qabtey Magaalada Baydhabo.

Halkan Ka Dhageyso

Idale News Online, Baydhabo