Dhageyso+Sawiro: Shirkada Adeega Korontada Ee BECO Baydhabo Oo Deeq Daawooyin Ah iyo Biyo Gaarsisay Isbitaalo iyo Kaamam

0
305

Baydhabo(INO)- Shirkada Adeega Korontada BECO Ee Magalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay  Ayaa Maanta waxa ay Deeq ay Gaarsiisey  qarka Mid ah Kamamka  Iyo Isbitaalada Degmada iyo BaayHaawo ay Gaarsiyeen Biyo Daawo Iyo Joodaroooyin.

Maamulha Shirkada Adeega Koronta BECO Maxamed Sheekh Adan (Bilow) Ayaa Ka hadley Deeqda ay Gaarsiiyeen  Isbitaalka Iyo  Kaamamka ay ku jiraan dadka Barakacayaasha.

C/laahi Xaji Cabdi, Xisaabiyaha Shirkada ayaa Baaq U direy Shirkadaha Kale in ay walaalahooda dhibaateysan in ay Gurmadaan ay lasoo gaaren.

Ugu dambeyntii, Deeqdan ay soo Gaarsisey ShirkadaAdeega Korontada Baydhabo Ee BECO ayaa Ku soo Aadeysaa Xili ay Abaaro ay saameysey Dadka iyo Duunyada ay Ka jirto Deeganada Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Halkan Ka Dhageyso Warbixinta

Wariye Faysal Xuseen Dhaayow

Wararka Arimaah Bini’aadanimada 

Idale News Online, Baydhabo