Baydhabo(INO)– Waxaa beryahan dambe ka socda maagalada Muqdisho abaabul weyn oo looga soo horjeedo Xil Gudusaho La’aanta Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aaden.
Abaabulkaasi ayaa waxaa uu keeney in qaar badan oo ku dhow Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aadeb ay baqdin geliso qaabka ay wax u socdaan, isla markaana waxay ka digeen arintaas.
Odayaal ka Tirsan Kooxada sida aadka ula dhacsan siyaasada iyo Hamiga Shariif Xasan Sheekh Aaden ayaa la hadleen warbaahinta ayagoo sheegey in maamulka aan la dumin balse laga shaqeeyo sidii wax loo hagaajin lahaa.
Halkan Ka Dhageyso
Idale News Online, Muqdisho