Baydhabo(INO)– Naadiga Banzaaniyiinta Baydhabo ayaa Biyo Dhaamin Ka Wada Kaamamka Barakacyaasha Ee Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay, Kuwaasoo saameysay Abaarta ku dhaftey Gobolka Bay.
Naadiga Banzaaniyiin Baydhabo ” NBB” ayaa waxay balanqaadeen inay sii wadi doonaan samabixinta Bulshada Abaartu iyo La’aanta Saameysey inta ay aboodaan, waxayna Ku baaqeen in laga wada qiib qaato Howlaha samafalka Ee socoda.
Halkan Ka Daawo VIDEO