Sawirro Hordhac ah Qaraxii ka dhacay Hoteelka Dayax iyo Wararkii ugu dambeeyay

0
171

Muqdisho(INO)- Wararka ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya Hotelka Dayax  ayaa waxaa ay sheegayaan in wali ay socdaan xababo Goos goos ah oo laga maqlaayo gudaha Hotelka.

Gaadiidk Gurmadka deg deg ah ayaa waxaa ay wadaan samatabixinta dadkii ay waxyeelado soo gaartay.

Qof ku sugan Hotelka meel ku dhow ayaa IdaleNews.com u sheegay in uu arkaayay Meydad badan iyo dhaawacyo yaallay Hotelka Hortiisa. Ilaa iyo hadda lama oga tirada dadka ku dhintay Ama ku dhawaacmay.

DSC03508-768x576DSC03513-768x576DSC03510-768x576DSC03509-768x576DSC03509-620x330