Dhageyso: Gudoomiyaha Degmada Buurhakaba Oo Faah Faahiyey Qarax Ka Dhacey Degmadaas

0
174

Buurhakaba–(INO)– Wararka ka imaanaya Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaaliya lagu Qarxiyay Degmada Buurhakaba.

Qaraxa ayaa ahaa Miinada Dhulka lagu Aaso,waxaana loo dhigay Ciidan ka tirsan Milatariga Soomaaliya. Goobjoogeyaal ayaa sheegay in Qaraxa ay dhimasho iyo dhaawac ay ka soo gaartay Ciidamada lala beegsaday.

Halkan Ka Dhageyso

Idale News Online, Buurhakaba