Dhageyso: Xasan Eelaay Oo Al Shabaab Ku Eedayey In Si Gaar Ah U Dhibaateyso Shacabka Koonfur Galbeed

0
186

Baydhabo(INO)- Wasiirka Hub ka dhigista, dhaqan celinta iyo tababarada Maleeshiyaadka Koonfur Galbeed Soomaaliya Xasan Xuseen Maxamed (Xasan Eelaay) ayaa Sheegey in Maleeshiyada Mayalka adag ah Ee Soomaalida Al shabaab in Si gaar ah u dhibaateyso  waa sida hadalka u dhigey e Shacabka Degaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Wasiirka ayaa tilmaamey in Al shabaab ay xireen wadooyinka muhiimka ah ee gala Degmooyink Gobolada isagoona xustey in aysan sidaas ku sameynin Gobolada kale ee Soomaaliya.

Halkan Ka Dhageyso

Idale News Online, Muqdisho