Roob iyo duufaanno xooggan oo dad ku laayay Mareykanka

0
168

Mississippi(INO)- Inta la ogyahay 18 ruux ayaa labadii maalmood ee u dambeeyay waxa ay ku dhinteen gobollada Mississippi iyo Georgia halkaas oo ay ku dhufteen roob wata duufaanno xooggan.

Duufaantan ayaa sidoo kale geysatay bur-bur hantiyeed oo baahsan, waxaana ay dhulka dhigtay guryo badan.