DEG DEG: Cabdi Xaashi C/laahi Oo Goodhow Loo Doortey Gudoomiyaha Aqalka Sare

0
173

Muqdisho(INO)- Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka ayaa waxaa ku guuleystay Cabdi Xaashi C/laahi, kadib markii uu ka guuleystay Musharaxii uu la tartamayay.

Cabdi Xaashi C/laahi oo la tartamayay Mustafe Maxamed Qodax,  xog-hayihii hore ee xisbiga mucaaradka ah ee Waddani, Somaliland ayaa helay 43, halka Mustaf uu helay 9 cod.

Guddiga Qaban qaabada Doorahsada Guddoonka Aqalka Sare ee Baarlamaanka ayaa sheegay in Guddoomiyaha Aqalka Sare uu kui guuleystay Cabdi Xaashi C/laahi oo helay 43 cod, halka Mustafe oo la tartamayay uu helay 9 cod.

Sidoo kale hada ayaa la guda galayaa Doorashada Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Baarlamaanka.