Sawiro: Gobolka Bakool Xoolihii Oo Dhamaanaya

0
252

Xudur(INO)- Abaarta Ku Dhufatey Gobolka Bakool ayaa gaartey Heerkii Ugu sareysay waxaa dhamaanaya Xoolaha Nool oo ay ku tiirsan yihiin Shacabka Gobolkaas Isla markaana waxa yaraadey Biyaha iyo Calafka Xoolaha La siyo.

Wariyaha Idale News Online  Ee Gobolka Bakool Maxamed Xasan C/raxmaan  ayaa maanta Safar Shaqo ah ku tagey Degaanada Quruc Joome,Ceel-Midig, Abeesaale Ilweyne iyo Degaanka Aboore Ee Gobolka Bakool Ee Koonfurta Soomaaliya halkaasoo Ay ka jirto Noolal adag oo soo food saartey Dadka iyo Duunaya.

Sawirada Halkan Ka Daawo