Dhageyso: Wasaarada Beeraha KGS Oo Tababar U Furtey Iskaashato Beeraleyda Gobolka Bay

0
157

Baydhabo(INO)- Wasiirka Wasaarada Beeraha Iyo Waraabka Koonfur Galbeed Soomaaliy  Maxamed Xasan Fiqi  aya a maanta Tababar U Furtey Iskaashato Beeraleyda Gobolka Bay.

Waxa ka soo qiib galey Mas’uuliyiin ka tirsan KGS, Haweenka Degmada iyo isku duwaha Wasaarada Ee Gobolka Bay.

Tababartan oo wasaaradu ay a kaashaneyso Hay’ada FAO ayaa iskaashatada waxa lagu dhiira galinayey, sidii ay u soo saari lahaayeen dhalaqyo badan isla maraana  wasaaradu waxay sheegtey inay garab istaageyso Iskaashatada

Halkan Ka Dhageyso

Idale News Online, Baydhabo