Afgooye (INO)- Maamulka Gobalka Shabeelaha Hoose ayaa Digniin u Diray Raga ku labisan Dareeska ciidanka Dowlada Oo wadooyinka Shabeellaha digtaan Isbaarooyin .
Gudoomiye Ku Xigeenka dhanka maaliyada G/Sh/Hoose C/fataax Xaaji Cabdulle ayaa wax lagu xumaado ku tilmaamey isbaarooyinka daadsan Gobolkaas.
Halkan Ka Dhageyso
Idale News Online, Afgooye