Dhageyso: Wararkii Ugu Dambeeyey Biyo la’aanta iyo Abaarta Gobolka Bakool

0
176

Xudur(INO)- Biyo la’aan iyo Abaarta ayaa ka taagan Gobolka Bakool Ee Koonfurta Soomaaliya. Maamulka Gobolka iyo Bulsahda ayaa waxay baaq u direen DFS, Hay’adaha Samafalka iyo dadka Muxsiinta ah.

Halkan Ka Dhageyso

Wariye Sayid Cali Muuse

Idale News Online,Xudur