Muqdisho(INO)- Afhayeenka baarlamaanka Soomaaliya ayaa manta kulan la qaatay xubno ka socday Beesha Caalamka iyo qaar ka mid ah musharaxiinta u tartamaysa xilka madaxweynaha ee ku midoobay Golaha musharaxiinta.
xubnaha ka socday Golaha musharaxiinta u tartamaysa xilka madaxweynaha dalka ayaa Afhayeenka baarlamaanka Soomaaliya u soo gudbiyey in doorashadda madaxweynaha loo sameeyo habraac daahfuran, si looga bad-baado musuq maasuq iyo wax si dabo marin
Gudoomiyaha golaha shacabka iyo dhinacyada kulmay ayaana isku fahmay waxyaabihii kulanka looga hadlay