TOOS: Xildhibaan Cabdweli Sheekh Muudey oo u horeeya doorashada guddoomiyaha 1aad Baarlamaanka

0
194

Waxaa weli socda tirinta codadka wareega koowaad ee doorashada guddoomiye ku xigeenkakoowaad ee Baarlamaanka Soomaaliyeed.

TIrinta codadka ayaa waxaa ugu horeeya illaa iyo hadda xildhibaan Cabdweli Sheekh Muudeey halka uu ku soo xigo Xildhibaan Faarax Shiikh Cabdqaadir. Waxaa kaalinta 3aad ku jirta Khadiijo Maxamed Diiriye.