Dhageyso: Beelaha Somaliland Oo Ka Cabanaya RW Ku Xigeenka Dalka Somalia

0
219

Muqdisho(INO)- Xili dhawaan la soo gaba gabeeyay doorashadii Xildhibaanada Aqalka sare ee Dowlada Soomaaliya ayaa qaar ka mid ah Beelaha daga Woqooyiga Soomaaliya Cabasho ka muujinayaan Kuraastii la Boobay ee Aqalka sare,

Waxgaradka Beesha akishe ee dagta Gobolada woqooyiga soomaaliya waxa ay sheegeen inay Beesha Isaaq Boobtay xilkoodii Aqalka sare waxaana ay ka digeen inay dhacaan dhibaatooyin la xiriira Awood qeybsiga Dalka.

Halkan Ka Dhageyso