Baydhabo(INO)- Deganka Goof Gaduud shabeelow ee Gobolka Bay ayaa shacabkii Degaanaa ay iskaga soo Barakceen waxana Mudooyinkii Dembe ay ka jirtey Abaaro ay sameen Ay ku reebta dadka iyo duunyada/
Gudoomiyah Deenganka Goof Gaduud Shabeelow ,Xuseen wardheere Xasan ayaa Waxaa UU ka Hadley Xalada adag ee Lasoo Darastey Shacabkii Ku noolaa Halkaasi.
HALKAN KA DHAGEYSO
Wariye Faysal Dhaayow Xuseen