Dhageyso: Khatar Kusoo Wajahan Geedka Beeyada Soomaaliya

0
211

Ka ganacsiga beeyada oo ah wax soo saar muddo qarniya ah lagu yaqaanay Soomaaliya ayaa lagu soo warramayaa in hadda ay soo food saartay khatar.

Xabakta beeyada ayaa waxaa laga sameeyaa barfuumka uu soo saaro Faransiiska iyo waxyaabaha la isku qurxiyo.

Geedka Beeyada ayaa ka baxo buuraya Calm Madow ee gobolka Sanaag, laakin ganacsigii hore ayaa hada u muuqda mid sii dhimanayo dhimanayo sababo la xiriira dalabka fooxa oo batay iyo dadka oo si aad ah u jara geedka beeyada.

Wariyaha VOA-da Jason Patinkin oo halkaasi booqday ayaa warbixintaan noo soo diray, waxaana noo soo koobaya wariyaheena Nur Hassan Nur.