Daawo:Musharax C/qaadir Cosoble oo soo Bandhigay Qorshe Cajiib uu kaga guuleysan karo..

0
225

Muqdisho(INO)- Musharax madaxweyne C/qaadir Cosoble ayaa soo bandhigay talaabooyin cusub uu ku hormarinayo dalka haddii uu ku guuleystay xilka madaxtinimo ee Soomaaliya.

C/qaadir Cosobole ayaa sheegay in hadii uu ku guuleysto madaxtinimo dalka ka dib doorashada sanadkaan ka dhaceysa dalka inuu wax badan ka qaban doono xaalada amni ee dalka,dib u dhis kaabayaasha dhaqaalaha iyo waliba in la soo celinayo nidaamkii dalka ka jiray.

 Halkan Ka Daawo VIDEO