Baydhabo(INO)- Waxaa Magaalada Baydhabo ka Socoda Wajagii 3aadEe doorashada Aqalka Hoose Ee BFS 2016, Isla markaana waxa Goordhow Xaniifa Maxamed Ibrahim Xaabsade ay ku guuleysatey kursiga 3aad ee Beesha Leysaan/Reer Banaani
- Xaniifa Maxamed Ibrahim Xaabsade 44 cod.
- Umaano Cali Xareed 0 Cod.
FG: 45 Ergo ayaa soo xaadirtey Goobta Doorasahda, 1 Codna Wuu halaabey.
Wixii kasoo kordha doorashada Aqalka Hoose ee ka socota Magaalada Baydhabo waxaad ula socon doontaan wararkeenna soo socda haddii ALLE ogolaado.