DEG DEG: Aqriso 3 Kursi Oo Maanta Lagu Dooranaya Baydhabo + Magacyada Beelaha

0
224

Baydhabo(INO)-  Magaaladda Baydhabo waxaa maanta ka bilaabatay Wajiga 3aad ee doorashooyinka Aqalka Hoose ee barlamaanka Federaalka Soomaaliya sla markaana 3 Kursi ayaa maanta lagu dooranaya Magaalada Baydahbo oo Aqalka Hoose ah.

Guddiga Doorashooyinka heer Dowlad goboleedka ee Koonfur galbeed ayaa sheegay in todobaadkan gudihiisa  ay soo gabo gabeyn doonaan guud ahaan doorashooyinka xubnaha Aqalka Hoose ee dalka.

Beelaha galaya waxay kala Yihiin

  • 1 Kursi Beesha Hadamo/Shirmooge
  • 1 kursi Beesha Garre /Tuuf Quraayo
  • 1 Kursi Beesha Ajuuraan/Hawiye
Wixii kasoo kordha doorashada Aqalka Hoose ee ka socota Magaalada Baydhabo waxaad kula socon doontaan wararkeenna soo socda haddii ALLE ogolaado.