Aqriso: Magacyada iyo Beelaha Ay Ka Soojeedaan 6 Xildhibaan Oo Maanta Lagu Doortey Baydhabo

0
231

Baydhabo(INO)- Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay maanta waxaa lagu qabtay Doorashada xubnaha xildhibaanada Aqalka Hoose ee ka imaanaya Degaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Doorashada oo maanta ku socotay si Habsami leh ayaa waxaa ku soo baxay  6 Mudane oo ka mid noqday xubnaha cusub ee Aqalka Hoose.

Xubnaha Maanta La Doortey Waxay Kala yihin.

  1. Prof. Maxamed Cumar Dalxa/Hintire/Beelaha shanaand
  2. Amina Sheekh Cismaan /Dir/ Biimaal/Reer Daadow
  3. Nadiifo Aaden Isaaq/ Digil/5ta Caleemood/ Barbaare
  4. Safiyo Xasan Nuur/Digil/Jiido
  5. Xuseen Cismaan Xuseen/Digil/Galadi/Yabdhaalle
  6. Amina Xasan Cali/ Digil/ Galadi/Tolweyne.

Ugu damnbeyntii, Ergada ku sugan Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay ayaa soo dooranaya xubnaha ay u arkaan in ay u qalmaan xilkan.