Aqriso: 5 Xildhibaan Oo Maanta Lagu Doortey Baydhabo iyo Beelaha Ay Ka Soojeedaan

0
190

Baydhabo(INO)- Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay maanta waxaa lagu qabtay Doorashada xubnaha xildhibaanada Aqalka Hoose ee ka imaanaya Degaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Doorashada oo maanta ku socotay si Habsami leh ayaa waxaa ku soo baxay  5 Mudane oo ka mid noqday xubnaha cusub ee Aqalka Hoose.

Xubnaha Maanta La Doortey Waxay Kala yihin.

  1.  Jawaahir Cadaawe Cabdi  /Digil/Garre /37 cod
  2. Cali yuusuf Cusmaan/ Hawiye/ Silcis Gorgaarte /  41 cod
  3. Cusmaan Xaaji Cali/ Hawiye/ Wadalaan / 48 cod
  4. Xamza Saciid Xamza / Baraawaani/ Beelaaha Shanaad/ 51 Cod
  5. Isaaq Maxamed Maxamuud / Digil/ 5ta Caleemood/ Jambaluul/ 51 cod

Ugu damnbeyntii, Ergada ku sugan Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay ayaa soo dooranaya xubnaha ay u arkaan in ay u qalmaan xilkan.

ali2cali01jawaari-h