DEG DEG: Jawaahir Cadaawe Cabdi Oo Ku Guuleysatey Kursiga 1aad Ee Beesha Garre

0
191

Baydhabo(INO)- Waxaa Magaalada Baydhabo ka Socoda  Wajagii 2aadEe  doorashada Aqalka Hoose Ee BFS 2016, Isla markaana waxa Goordhow,Jawaahir Cadaawe Cabdi Oo Ku Guuleysatay Kursiga  Aqalka hoose 1aad Beesha Garre.

Waxay Kala Heleen:

1. Jawaahir Cadaawe Cabdi 37 cod

2. Fahdi Maxamed C/lahi 12 cod

3. Sacdiyo Maxamed Cabdi 2 cod

Wixii kasoo kordha doorashada Aqalka Hoose ee ka socota Magaalada Baydhabo waxaad kula socon doontaan wararkeenna soo socda haddii ALLE ogolaado.