DEG DEG: Isaaq Maxamed Maxamuud Oo Ku Guuleystey Kursiga 2aad Ee Beesha 5ta Caleemood/ Jambaluul

0
223

Baydhabo(INO)- Waxaa Magaalada Baydhabo ka Socoda  Wajagii 2aadEe  doorashada Aqalka Hoose Ee BFS 2016, Isla markaana waxa Goordhow, Isaaq Maxamed Maxamuud Oo Ku Guuleystey Kursiga 2aad Beesha 5ta Caleemood/ Jambaluul.

  • Isaaq Maxamed Maxamuud 44 cod
  • Cabdulahi Ibrahim Cusmaan, Wuu tanaasuley, cododka inta kalena way halaabeen.
Wixii kasoo kordha doorashada Aqalka Hoose ee ka socota Magaalada Baydhabo waxaad kula socon doontaan wararkeenna soo socda haddii ALLE ogolaado.